Qeexid

"faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faa oo kali ah:
  • Xeer ilaaliye waa qofka ciddii xeerka jebisa ama lagu eedeeyo in uu xeer jebiyey dacwad ku soo ooga ama maxkamadda soo taaga si xukun loogu rido ama isu difaaco.
  • Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka Ku soo dhawaada markan barmaajikii Faaqidaadda Toddobaadka oo aan diiradda ku saareyno qulqulka tahriibka iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan dalka Libya.