Qeexid
"Bil soon haweenay af-furan."
"Bil soon haweenay af-furan."
Wadaag:
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag:
Dabayl ka dhacda xeebaha badweynta Hindiya xilliga dayrta.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag: