Qeexid
"Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah2, faax2."
[-fay, -ftay]
faaf2 ay
faaf2 tay
f.mg1"Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah2, faax2."
Wadaag:
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
-deeyay, -deysay
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag: