Qeexid
"War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2)."
[-iyay, -isay]
faaf yay
faaf say
f.g2"War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2)."
Wadaag:
eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.
m.f.dh
Wadaag:
Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah2, faax2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag: