Qeexid Xigta

ld faaf1 (2), faah1, faahid, faax1 (2), faaxid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faafid oo kali ah:
  • Edward Jenner tallaalka uu soo saaray xilligaa waxa uu ahaa mid lagula dagaalamo cudurka furuqa faafiddiisa.
  • La Dagaalanka Cudurada HIV/AIDS Kaneecada iyo Cudurada kale In la joojiyo sanada 2015, faafida cudurka HIV/AIDS iyo hoos u dhiga tirada dadka qaba cudurkaas ee adduunka.