Qeexid

"eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faafin oo kali ah:
  • Intaas kadib ayaa Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirudawlaha Maamulwanaaga ay caruur guddoonsiiyay baabuurta curyaaminta iyo qalab kale.
  • Dec 2010- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Baasto oo ka hadlay dhacdadaasi ayaa sheegay in aysan jirin qorshe maamulkoodu ogyahay oo ay ku weerareen Maamulka Ximin iyo Xeeb..