Qeexid
"eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis."
"eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis."
Wadaag:
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nan, m.l) Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
m.l
Wadaag:
Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah2, faax2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag: