Qeexid

"Ceel maaxda oo dowlis lagaga cabbo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faafto oo kali ah:
  • Mushkilada ugu daran ee dadkeena haysataa waxay tahay iyada oo ay iskaga qasanyihiin Qabiilka iyo Qabyaaladu oo aanay u kala soocnayn taasaa keentay inay sii faafto dhibaatada ay qabyaaladu leedahay.
  • Xoolaha nool ayaa iyaguna u dhinta bacda markay ku faafto dhulka iyo geedaha dushooda ee ay cunaan.