Qeexid

"Dhul iyadoo aan hoos loo dheereyn qodid."

Qeexid Xigta

Geed, koor iwm laga qorayo qaabayn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faag oo kali ah:
  • Labadaas faag waxaa la lakala yidhaa FAAGGA MIDIG iyo FAAGGA BIDIX.
  • Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay.