Qeexid

"(f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid."

Qeexid Kale

(f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Dhul hoos u qodid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faago oo kali ah:
  • Waxa uu markaa Rasuulku SCW amar ku bixiyey in qubuuraha la faago oo la caro geddiyo, (gaalo ayey ahaayeen) boholahana la duugo, geedahana la jaro.
  • Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay.