Qeexid

"ld faaf1 (2), faafid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faah oo kali ah:
  • Nuur Cadde ayaa wararku sheegayaan in uu kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed kaasoo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Baydhabo iyada oo aan wax faah faahin ah laga bixin kulankaas.
  • Xuseen Cabdillaahi Bulxan, ayaa isaguna si faahfaahsan uga warbixiyey marxaladihii kala duwanaa ee Jaamacadda Hargeysa soo martay iyo iskaashiga ay la leedahay jaamacadaha caalamiga ah.