Qeexid

"Si buuxda arrin u sharaxid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahfaahi oo kali ah:
  • Warqad caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD ayaa faahfaahisay sida ay u baxayaan ergooyinka ka tegaya Eldoret iyo kuwa loo ogol yahay inay sii joogaan.
  • Arrimahaas kor ku xusan iyo faahfaahin wehelisaba waxa aan ku soo gudbinayaa gabaygan aan u bixiyay "Gar u Walaalooba".