Qeexid

"ld faahfaahin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahfaahis oo kali ah:
  • Qoysaska dayacan, aabbaha korinta ubadkiisii kaga baxsaday hooyadood iyo diiqadda ka dhalatay ee ku habsatay hooyadii ayay faahfaahisay.
  • Warqad caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD ayaa faahfaahisay sida ay u baxayaan ergooyinka ka tegaya Eldoret iyo kuwa loo ogol yahay inay sii joogaan.