Qeexid

"(-miin m.dh) Qof fahmo badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahin oo kali ah:
  • "Wax faahfaahin ah kama helin kuwii weerarka nagu soo qaaday halka ay ku sugan yihiin, waxay ahaayeen kuwo aad u hubeysan, waxayna dib ugu laabteen Somalia" ayuu yiri Afhayeenka Booliiska Kenya Eric Kiraithe.
  • "Waan soo goostay, waxaana soo raacay askartan Somalida ah" ayuu yiri Askarigaan oo diiday inuu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo sababta dhabta ah ee keentay inuu goosto.