Qeexid
"Qof ladan isaga oo aan dan lahayn tago meelo kala duwan, ama waxaan muhim ahayn lacag ku kharajgarayo."
"Qof ladan isaga oo aan dan lahayn tago meelo kala duwan, ama waxaan muhim ahayn lacag ku kharajgarayo."
Wadaag:
Qof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
m.dh
Wadaag:
(-riin/-rro, m.dh) Nin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.
m.l
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag:
faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
-day, -dday
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
-deeyay, -deysay
Wadaag:
faa'iideyso f.mg3 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
-stay, -satay
Wadaag:
faa'iido m.dh (-ooyin, m.l) 1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo1.
Wadaag: