Qeexid
"eeg faalig. ld faalugid."
"eeg faalig. ld faalugid."
Wadaag:
Si aan nidaamsanayn wax u feteshid.
Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Jirrid geed weyn oo go'an oo dhismo loogu talaggalay.
m.dh
Wadaag: