Qeexid
"Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon."
Qeexid Kale
Dibi banjoog ah.
Qeexid Xigta
Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga.
"Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon."
Dibi banjoog ah.
Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga.
Wadaag:
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
m.l
Wadaag:
(-roobay, -rowday; -roobi) Caano, dawo iwm faar yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
Si aan nidaamsanayn wax u feteshid.
Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.
m.dh
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
-day, -dday
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag: