Qeexid

"Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faan oo kali ah:
  • Waad garan kartaa dareenka qof Soomaaliyeed oo noolaa xilligaa iyo qabka ku jirey oo mar keli la yidhi waxaad la mid tahay Afrikankii ay ka faani jireen.
  • Waxa uu aad ugu faanay taallada diyaaraddu saaran tahay ee uu ka dhisay Khayriyada Hargeysa iyo dhismayaasha kale ee uu ka sameeyey laamiyada qaarkood.