Qeexid
"Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano."
"Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano."
Wadaag:
Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
ld faan faanid.
m.l
Wadaag:
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag:
faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
-deeyay, -deysay
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
-day, -dday
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag: