Qeexid
"Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid."
[-nay, -ntay]
faan3 ay
faan3 tay
f.mg1"Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid."
Wadaag:
faa'iideysasho m.dh eeg faa'iideyso. ld faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys faa'iideysi m.l ld faa'iideysasho.
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
-day, -dday
Wadaag:
faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
-deeyay, -deysay
Wadaag: