Qeexid
"Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano."
Qeexid Xigta
ld faan faanid.
"Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano."
ld faan faanid.
Wadaag:
Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cid sixrid. ld falaanful2.
f.g2
-lay, -ashay
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag: