Qeexid
"Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano."
[-nay, -ntay]
faanfaan2 ay
faanfaan2 tay
f.mg1"Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano."
Wadaag:
Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
ld faan faanid.
m.l
Wadaag:
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cid sixrid. ld falaanful2.
f.g2
-lay, -ashay
Wadaag:
Wax farriin la faray ahaansho.
Wax fandharan ahaansho (nabar).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag: