Qeexid

"Faan ka sheegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faani oo kali ah:
  • Anigu sida raga qaarkii faani maayo, waxaan jirinna ballan-qaadi maayo, waxaanse ballan-qaadayaa Ilaahay hortiisa inaan awoodayda, kartidayda iyo garashadayda in aanan waxba ka hagran dalka Somaliland waxqabadkiisa iyo horumarkiisa."
  • Waxaa kaloo la yaab leh inaan bulshadu ku ceebaynayn qofka hantida lawada leeyahay booba,waxaanad arkaysaa in lagu faaninayo isaguna ku xarragoonayo!