Qeexid
ld feynuus.
ld feynuus.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ilig dheer.
Qeexid Xigta: Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Faan ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg faani. ld faanis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg faan3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
Qeexid Xigta: ld faan faanid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld faanin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xaar lo'aad oo qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: faa'iideyso f.mg3 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
Qeexid: faa'ideysasho m.dh ld faa'iideysasho.
Qeexid: faa'ideysi m.l ld faa'iideysasho.
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: faa'ideyso f.mg3 ld faa'iideyso.
Qeexid: faa'ideysad m.l ld faa'iidaysasho.
Qeexid: faa'idaddoon m.l.kh ld faa'iidaddoon.
Qeexid: faa'iidid m.f.dh eeg faa'iid. ld faa'idid.
Qeexid: faa'ideyn m.f.dh ld faa'iideyn.
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: faa'idee f.mg2 ld faa'iidee.