Qeexid

"ld faaqidid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faaqid oo kali ah:
  • Laakiin hadii aynu laba qaybood u kala qaadno su’aalaha ama faaqidaada qaarkood waxay dhasheen bilowgii socdaalka, qaarna waxay soo baxeen imaatinkii Madaxweynaha iyo weftigiisa.
  • “Haye, haye, diyaar noqda,” ayuu Macallinku yiri, “maanta waxaynu dhageysaneynaa hees, oo aynu faaqidi doonnaa miraheeda, oo aynu ku cabiri doonna waaqaca nolosheenna.”