Qeexid
"(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid."
Qeexid Xigta
(f.g) ld far2.
[-ray, -rtay]
faar2 ay
faar2 tay
f.g"(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid."
(f.g) ld far2.
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(xis.) Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).
m.l
Wadaag:
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
m.l
Wadaag:
Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-roobay, -rowday; -roobi) Caano, dawo iwm faar yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
Caano faar u yeelasho.
Caano faar ka gurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag: