Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
faaran
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `faaran`
faran
Qeexid
Wax farriin la faray ahaansho.
Wax fandharan ahaansho (nabar).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
faran
Qeexid
(-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-antay)
Wadaag:
faarad
Qeexid
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
faarax
Qeexid
ld farax1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
faaranhayt
Qeexid
(fiis.) Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
faar
Qeexid
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
faan
Qeexid
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
faarsan
Qeexid
Wax la faariyey ahaansho (caano).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
faan
Qeexid
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
faan
Qeexid
Ilig dheer.
Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
faar
Qeexid
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
faarasho
Qeexid
ld farasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
faaradee
Qeexid
Alwaax faarad ama raando ku simid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
fangaran
Qeexid
Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
faarnaan
Qeexid
ld farnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
faarmaan
Qeexid
(-nno, m.dh) Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
faari
Qeexid
Caano, dawo iwm faar u yeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: