Qeexid
"ld faraxsan."
[-naa, -nayd]
faaraxsan aa
faaraxsan ayd
f.mg4"ld faraxsan."
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la faariyey ahaansho (caano).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la dhaqaaleyey ahaansho.
Hilib wax suyacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag:
Alwaax faarad ama raando ku simid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
m.l
Wadaag: