Qeexid
"(-nno, m.dh) Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo."
"(-nno, m.dh) Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo."
Wadaag:
Wax la faariyey ahaansho (caano).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
m.l
Wadaag:
Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
m.dh
Wadaag:
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
m.l
Wadaag:
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: