Qeexid
"ld faarumaysasho."
"ld faarumaysasho."
Wadaag:
Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin.
Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho,
m.f.dh
Wadaag:
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag:
Weel wax ku jira ka marin.
Meel wax yaalliin ka marin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.
m.l.kh
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag: