Qeexid
"Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin."
Qeexid Xigta
Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
[-stay, -satay]
faarumays tay
faarumays atay
f.mg3"Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin."
Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
Wadaag:
eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho,
m.f.dh
Wadaag:
Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Caano faar u yeelasho.
Caano faar ka gurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Raaxo waqti isku dhaafin.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag:
Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.
m.l.kh
Wadaag:
Weel wax ku jira ka marin.
Meel wax yaalliin ka marin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: