Qeexid

"eeg faaruqi. ld faaruqis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faaruqin oo kali ah:
  • Arintan ayaa imaaneysa kadib markii ciidamada Dowladda KMG ay soo mararka qaarkood soo faaruqinayaan goobaha ay dirirtu ku dhexmareyso iyaga & xooggagga Al-shabaab & Xisbul-Islaam oo iyaguna dhinaca kale kasoo jeeda.
  • Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Cali Maxamed Geeddi ayaa shalay sheegay in ciidamada Ethiopia aysan dalka faaruqin doonin Somalia inta ay ka imaanayaan dalka ciidamada afrikaanka ah.