Qeexid

"(-qiin/-qyo, m.dh) Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faasiq oo kali ah:
  • Waxaa jira heerar ay ka mid yihiin munaafiq iyo faasiq oo aan u guddeyn heerka kufriga.
  • "Dagaalka maanta ka socda Muqdisho waa in laga qayb-galo, waayo waa waajib, waana inay culummada ugu horreyso, nin kasta oo ka fadhiya waa faasiq," ayuu sheekh Fu'aad oo hadalkiisa kusii daray in Mujaahidiintu cadowga Alle ka xureyndoonaan Dalka.