Qeexid
"Faasiq ahaansho. ld faa suqnimo."
"Faasiq ahaansho. ld faa suqnimo."
Wadaag:
(-qiin/-qyo, m.dh) Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
m.l
Wadaag:
(-diin, m.dh) Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.
m.l
Wadaag:
(-sas, m.l) Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.
m.dh
Wadaag: