Qeexid
"eeg faataadhuglee. ld faataalayn."
"eeg faataadhuglee. ld faataalayn."
Wadaag:
(-layaal m.l/dh) Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.
m.l
Wadaag:
Faataadhugle samayn. ld faataalee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.
m.dh
Wadaag: