Qeexid
"Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso."
[-stay, -satay]
facays tay
facays atay
f.g3"Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso."
Wadaag:
eeg facayso. ld facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi..
m.f.dh
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin.
Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Raaxo waqti isku dhaafin.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qondhaco isu dhigid (nafley).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Da'.
F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
ld faacad.
m.l
Wadaag:
Qondhaco isu dhigid (nafley).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Kulka qorraxda isku diirin.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: