Qeexid
Facle samayn.
[-leeyay, -laysay]
f.mg2Facle samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin.
Qeexid Xigta: ld faclayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Socod xarrago leh socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld fadallee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Da'.
Qeexid Xigta: F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
Qeexid Kale: ld faacad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Faallo wax ka bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg faclee. ld facle (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld dhaaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Shanqar yar oo isku xigta samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si aan macno lahayn u hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Fadal samayn. ld fadli2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld walalaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Roob hillaac bixin. ld walaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld faataa dhuglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Wax faraha ku taabasho.
Qeexid Xigta: Wax faraha ku daliigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Maro fawo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]