Qeexid
"Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar2."
[-ray, -rtay]
facshar2 ay
facshar2 tay
f.g1"Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar2."
Wadaag:
Ceeb iyo sharafdhac weyn.
ld facsharid.
Kashifaad. ld faxshar1.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
f.mg1
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Da'.
F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
ld faacad.
m.l
Wadaag: