Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
(-rmay, -rantay; -rmi) Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ceeb iyo sharafdhac weyn.
Qeexid Xigta: ld facsharid.
Qeexid Kale: Kashifaad. ld faxshar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld facshar1 (2), faxshar1, faxsharid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg facsharan. ld faxsharmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld faran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax nijaaso leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la farabaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Qof aan hanti lahayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax farammar leh ahaansho (qof).
Qeexid Kale: Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]