Qeexid

"Daruur yar."

Qeexid Kale

ld fas.

Qeexid Xigta

Wax yar oo meel ka soo go'ay.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fad oo kali ah:
  • Sida ay qabaan asxaabtiisii Canada dilka Cali Imaan Sharmake ayaa ah mid lagu aamusinayo saxaafada xorta ah ee ka howl gasha wadanka Somalia.
  • Gebi ahaanba waxaa gelinkiii danbe istaagay goobihii ganacsiga, isu socodka gaadiidka iyadoo dadka meelaha qaar laga celinayey ayna isticmaalayeen wadooyinka mara xaafadaha gudahooda si ay u soo dhacsadaan nolol maalmeedkooda.