Qeexid

"(-llo, m.dh) Raad noole oo dhulka qoday ama diisay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadal oo kali ah:
  • Haddaba safarkaas aan soo noqoshada lahayn ee Sheekh Fadal waxa la bilaabmay taariikhda Qoys Soomaalida dhexdeeda yaab iyo hadal-hayn weyn ku reebay, waana Reer Fadal.
  • Lama hayo inta jeer ee Sheekh Fadal soo xajiyey, waxase la isku raacsan yahay in uu muddo aad u dheer booqananyey Xaramka oo ku noqnoqon jirey gudashada waajibaadkaas.