Qeexid
"Fadal samayn. ld fadli2."
[-leeyay, -laysay]
fadalle eeyay
fadalle aysay
f.mg2"Fadal samayn. ld fadli2."
Wadaag:
Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Cid hoosaasin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Socod xarrago leh socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Farax iyo guul ku jirid.
Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag: