Qeexid
"Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in."
[-reeyay, -raysay]
faddare eeyay
faddare aysay
f.g2"Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in."
Wadaag:
F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas.
F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.
m.l.kh
Wadaag:
Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax la faddareeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U f.: fagaare u samayn.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn.
Dillaac dhaawac caallirasan.
Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.
m.dh
Wadaag:
Wax fara ku taataabasho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda.
Taag.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Miiqaqo dareen wadaha ee unugga dareenwade, kuwaasi oo u gudbiyo gujooyinka dareen wade jidhka unugga dareen wadaha.
m.l
Wadaag:
Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Wax, cadad meelo daloola u yeela ka go'id.
f.mg1
Wadaag: