Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax, faddaro noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax, faddaro noqosho."
Wadaag:
F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas.
F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.
m.l.kh
Wadaag:
Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax la faddareeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn.
Dillaac dhaawac caallirasan.
Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.
m.dh
Wadaag:
Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya.
Xoolaha aadka u cayila.
Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda.
Taag.
m.dh
Wadaag:
(-roobay, -rowday; -roobi) Caano, dawo iwm faar yeelasho.
f.mg1
Wadaag:
F. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo daloola.
m.l.kh
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Wax, cadad meelo daloola u yeela ka go'id.
f.mg1
Wadaag: