[-xeeyay, -xaysay]
fadeexe eeyay
fadeexe aysay
"Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.
m.dh
ld fadeexo.
(-oobay, -owday; -oobi) Fadeexo la kulmid.
f.mg1
eeg fadeexee.
m.f.dh
eeg fadeexow.
Alwaax faarad ama raando ku simid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Eex iyo dan moodid.
-xeeyay, -xaysay
Daruur yar.
Wax yar oo meel ka soo go'ay.
ld fas.
m.l