Qeexid

"(-ooyin, m.l) Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadeexo oo kali ah:
  • "Axmed Diiriye, wuxuu ku xiran yahay si sharci-darro ah, haddii aan la soo daynna ay taasi ku keenayso Dowladda Somalia ceeb iyo fadeexo aysan ka waaqsan" ayuu yiri Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay xarigga Axmed Diiriye.
  • Guud ahaan sheekadii fadeexowday ee Monica Lewinsky iyo Bill Clinton ayaa caalamku hadal hayey muddo sanad ah, iyadoo ay arintaasi ku sheegtay Hillary mid dhaawac aan dhamaan ku reebtay qalibigeeda.