"(-oobay, -owday; -oobi) Fadeexo la kulmid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.
m.dh
ld fadeexo.
Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
eeg fadeexow.
m.f.dh
eeg fadeexee.
Daruur yar.
Wax yar oo meel ka soo go'ay.
ld fas.
m.l