Qeexid
"Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon."
"Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon."
Wadaag:
Jir nafley humbuluuluqid.
Raashin karaya tiqid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Anshax, dhaqan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.
m.dh
Wadaag:
Dagaal lays farasaaro.
Tuugo aan weynayn.
Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.
m.l.u
Wadaag:
Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda.
Taag.
m.dh
Wadaag: