Qeexid

"Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya."

Qeexid Kale

Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Fadhigeygu waa Afgooye”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhi oo kali ah:
  • Muraayad kasta oo baabuurku leeyahay waxa dallacaya, fadhiisinaya, riixaya ama maroorinaya maayad dab (laydh) oo caag yar oo aad riixdaa kaa xigo.
  • Kii aan xilligaas tacsidiisa u fadhiney wuxuu ahaa Saalax Xaashi Carab.