Qeexid
"Salka meel dhigid."
Qeexid Xigta
Rasmi ahaan meel u degid.
"Salka meel dhigid."
Rasmi ahaan meel u degid.
Wadaag:
Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m.l
Wadaag:
F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.
m.l.kh
Wadaag:
Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) (juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa.
m.l
Wadaag: